Puntland Oo Baaritaan Ku Haysa Qarax Miino Oo Shalay Ka Dhacay Gaalkacyo (Dhageyso)

GaalkacyoMaamulka Puntland ayaa sheegay in baaritaan ay ku hayaan cidii ka dambeysay Qarax Miino oo shalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug.

Gudoomiye ku xigeenka maamulka Mudug ee Puntland ayaa sheegay in ciidamada amaanka ay wadan baaritaano la xiriirta arintaasi, ayna doonayaan in ay gacanta ku dhigaan cidii weerarkaasi ka dambeysay.

“Howlgalada wey socdaan, waxaana rabnaa in aynu qabano cidii weerarkaasi Qaraxaasi ka dambeysay, waxaana rajeynaynaa in aynu deg deg ku qabano cid walba oo arintaan ku lug leh” ayuu yiri Gudoomiye Ku xigeenka.

Shalay waxaa magaalada Gaalkacyoka dhacay Qarax Miino kaa oo lala eegtay macalimiin Soomaali iyo Kenyaati isugu jirta.

Halkaan Hoose ka dhageyso.

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW