U bood dhigaalka

Puntland Oo Dib U Bilaabeysa Doorashada 16 Kursi Oo Aqalka Hoose Ah

Sheeko:Dalka

Guddiga doorashooyinka dadban ee maamul goboleedka Puntland ayaa sheegay in ay dhameystirayaan 16-ka kursi ee ka haray 37-da laga sugayo maamulka puntland.

Puntland ayaa horay u istaajisay doorashada aqalka hoose, kadib markii maamulkaas uu cabasho ka keenay qoondada aqalka sare ee Somaliland.

November, 28, 2016 : War qoraal ah oo soo ka baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu amray guddiga doorashada heer dowlad gobolleed in ay joojiyaan ilaa amar danbe doorashada xubnaha aqalka hoose ee baarlamaanka cusub ee federaalka.

Halkan ka akhriso war saxaafadeedka:

saaaaaaaaaa