U bood dhigaalka

Puntland Oo Rooble Ku Tageertay Go’aanki Uu Ka Qaatay Wareegtada Farmaajo

Sheeko:Amniga

Maamulka Puntland ayaa soo dhaweyay go’aanka maanta ra’iisul wasaaraha dalka uu ku kaga hor yimid qoraal xalay ka soo baxay Xafiiska Farmaajo.

Puntland ayaa ku bogaadisay Rooble doorka hogaamineed ee uu ka qaatay arrimaha doorashooyinka.

Qoraal ka soo baxay Xafiiska madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaana lagu sheegay in maamulka Puntland uu soo dhaweynayo go’aanka Rooble.

Hoos ka akhriso qoraalka Puntland