U bood dhigaalka

Puntland oo shaacisay natiijada Imtixaanka fasalka 12-aad

Sheeko:Amniga

Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowlad gobaleedka Puntland ayaa shaacisay natiijada Imtixaanka fasalka 12-aad ee dugsiga sare.

Imtixaanka oo sanadkaan ay u fadhiisteen ardaydii ugu badneyd ayaa waxaa gudbay 5535 arday, halka ay imtixaanka ku hareen 362 arday.

Cabdullahi Saciid Salaad, ayaa galay kaalinta koowaad ee Imtixaanka, halka kaalinta labaad uu galay Cabdullahi Axmed Maxamuud.

Hoos ka akhriso natiijada 10-ka kaalin ee ugu horeyso Imtixaanka