U bood dhigaalka

Puntland Oo Shaacisay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8-aad

Sheeko:Amniga

Wasaaradda Waxbarashada dowlad gobaleedka Puntland ayaa maanta ku dhawaaqday Natiijada Imtixaanka Fasalka Sideedaad ee shahaadiga.

Natiijada la soo saaray ayaa lagu sheegay in kaalinta Koowaad ee Imtixaanka Fasalka Sideedaad ay gashay gabar ku sugan magaalada Boosaaso ee gobalka Bari.

Wasaaradda Waxbarashada ayaa soo bandhigatay ardayda kala gashay 10-ka kaalin ee ugu horeeyo Natiijada  Imtixaanka .

Hoos ka akhriso liiska magacyada 10-ka arday ee ugu horeyso natiijada