U bood dhigaalka

Puntland Oo Sheegtay In La Dilayo Cid Walba Oo Gacan Siisa Somaliland

Sheeko:Dalka

Guddiga difaaca Puntland ayaa maanta soo saaray amarro lagu muujinayo sida ay Puntland uga go’an tahay xoojinta dagaallada ka dhanka ah Somaliland.

Qoraal kasoo baxay guddigan ayaa shacabka looga digay arrimo badan oo ay ka mid yihiin taageero siinta Somaliland iyo arrimo kale.

Guddiga ayaa sheegay in cid walba oo taageero siisa ama lagu helo iney u basaaseesay Somaliland uu muteysanayo dil aan magdhow lahayn.

Sidoo kale, waxaa ammaradan ku jira in hanti walbo oo laga leeyahay Puntland misane loogu shaqeynayo Somaliland ay la wareegi doonaan.

Halkaan hoose ka akhriso:

Goobjoog News