U bood dhigaalka

Puntland: Wasiir Isku Casilay Is Faham La’aanta Isaga iyo Madaxweynaha

Sheeko:Amniga

Maxamuud Xaaji Saalax oo ahaa wasiirkii kaluumeysiga Puntland ayaa istiqaalo u gudbiyey madaxweyne Deni kadib markii uu sheegay iney isku fahmi waayeen shaqada wasaaradda.