U bood dhigaalka

Qaar Ka Mid Ah Madaxda Xisbiyada Dalka Oo Ka Hadlay Suurtagalnimada In Dalka Ay Ka Dhacdo Doorasho La Isla ogol -yahay

Sheeko:Amniga
Qaar ka mid ah Madaxda Xisbiyada Dalka oo Muqdisho ku kulmay ayaa ka hadlay suurtagalnimada in dalka ay ka dhacdo doorasho la isla ogol -yahay,iyagoo sidoo kale taageeray shirka Madaxda Maamul Goboleedyada ugu socdka magaalada Dhuusamareeb ee Maamulka Galmudug.