U bood dhigaalka

Qaar Ka Mid Ah Shacabka Muqdisho Oo Ku Kala Aragti Duwan Waxa Laga Filan Karo Kulanka Garoowe Ku Dhaxmaraya Hoggaamiyaasha Jubbaland & Puntland

Sheeko:Amniga

Magaalada Garoowe waxa ka soconaya kulan u dhaxeeya Madaxwaynayaasha maamulada Jubbaland iyo Puntland kuwaas oo aan ka qayb galin shirkii Dhuusmareb-3.

Ujeedka kulankan ayaa ah sidii labada Madaxweyne ay uga hadli lahayeen arrimo la xiriira  doorashooyinka dalka 2021- oo shirkii Dhuusmareeb -3 laga soo saaray degaan doorasho.

Waxa la filayaa in kulanka labada dhinac marka uu soo dhamaado ay ka soo saaraan go’aankooda ku saabsan  qodobadii ka soo baxay shirka Dhuusmareeb -3 oo ay diideen masuuliyiintan.

Qaar ka mid ah shacabka magaalada Muqdisho ayaa ka kala duwan ka bixiyay socdaalka madaxweynaha Maamulka Axmed Maxamed Islaaam iyo kalamada Garoowe labada dhinac ugu socda,waxayna dadka guul iyo horomar ka rajeeyeen in ay ka soo baxaan arimo muhiim u ah danaha dalka.

Halkan Ka Daawo Aaragtida Qaar Ka Mid Ah Shacabka Muqdisho

https://www.facebook.com/goobjoognews/videos/2608130406070775/

Goobjoog News