U bood dhigaalka

Qaar Ka Tirsan Maamulka Garasbaaley oo Ku Dhintay Qarax Miino

Sheeko:Amniga

Ugu yaraan sadex qof ayaa ku geeriyootay qarax miino oo goordhow ka dhacay gudaha Garasbaaley oo ka taalo duleedka Muqdisho.

Dadka qaraxa ku dhintay waxaa ka mid ahaa Cali Maxamed Macalin oo ahaa guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda, Cabdirashiid Dubad oo ahaa hadda ahaa guddoomiyaha dhalinyarada ee Garasbaaley iyo darawal.

Warar ayaa intaas ku daraya in khasaaraha uu intaas ka badan yahay, oo ay ku jiraan ilaalada.

Wixii soo kordha , kala soco

Goobjoog News