U bood dhigaalka

Qaramada Midoobey Oo Salva Kiir Uga Digtay Bedelka Riek Machar

Sheeko:Dalka

Qaramada Midoobey ayaa ka hadashay bedelka madaxweynaha Koofurta Suudaan Salva Kiir ku sameeyay ku xigeenkiisa dalkaasi ee Riek Machar.

Qaramada Midoobey waxaa ay xasuusisay Kiir in isbedel walba oo dalkaasi ka dhace uu la socdo heshiiskii nabadeed ee horay loo gaaray kaaas oo soo afjaray 2 sano oo dagaal ah.

Madaxweynaha Koofurta Suudaan ayaa ku xigeenkiisa Riek Machar ku bedelay Taban Deng,  taas oo loo arkay in ay caqabad ku tahay heshiiskii August taas oo lagu soo afjarayey dagaallada ka dhacay dalka ugu da’da yar adduunka.

Goobjoog News