U bood dhigaalka

Qarax Caawa Ka Dhacay Laascaanood.

Sheeko:Amniga

Wararka naga soo gaarayo degmada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa sheegay in caawa Bumbo gacmeed Lagu weeraray mid kamid goobaha ay ka socotay diiwaangelinta codbixiyayaasha Somaliland.

ilaa Hadda inta La,ogyahay Hal askari ayaa ku dhaawacmay manajirto wax faahfaahin ah oo kasoo baxay masuuliyiinta Somaliland iyo cid Sheegatay inay ka danbaysay weerarkaas.

Goobjoog News