Qarax Gaari Oo Ka Dhacay Muqdisho

Qarax gaari lagu xiray ayaa waxaa uu goordhow ka dhacay xaafadda 1-da Maajo ee degmada Waaberi, ee magaalada Muqdisho.

Inta la xaqiijiyey sarkaal dowladda ka tirsan ayaa ku dhaawacmay, waxaana burburay qeybo ka mid ah gaariga qarxay.

Wararkan oo dhameystiran kala soco, Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW