Qarax Bam ayaa ka dhacay bartamaha Istanbul gaar ahaa barxadda Suldaan Axmed oo ku dhaw Masjidka Buluugga ah.
Wararka ayaa intaa ku daraya in gawaarida gargaarka ay halkaas aadeen, dhaawacyo ayaa sidoo kale la sheegayaa.

Goobjoog waa isha dadweynaha.