U bood dhigaalka

Qarax ka dhacay Kismaayo

Sheeko:Amniga

Wararka naga soo gaarayo magaalada Kismaayo ayaa  sheegayo in gudaha magaalada goordhaw laga maqlay jugta qaraxyo xooggan.

Qaraxyada ayaa la sheegay in lala eegtay hotel ku yaalla magaalada kaas oo magaciisa lagu sheegay Hotel Tawakal, waxaana jira khasaaro kala duwan oo ka dhashay qaraxa.

Illaa iyo hadda ma cadda khasaaraha, waxaana gudaha Hotelka laga maqlayaa dhawaqa rasaasta, sida ay xaqiijiyeen illo aan ka helnay magaalada Kismaayo.

Wixii ku soo kordha warkaan kala soco Goobjoog News