U bood dhigaalka

Qarax Kale Oo Ka Dhacay Muqdisho, Akhriso Khasaaraha Qaraxii Hore

Sheeko:Amniga

Qarax kale oo weyn ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho wax ka yar 30 daqiiqo markii qarax gaari uu ka dhacay afaafka hore ee Tiyaartarka Qaranka, qaraxan dambe oo aan ka fogeyn kii hore lama oga sababta iyo qaabta ay wax u dhaceen.

Qaraxa hore ee Tiyaatarka ka dhacay ayaa la sheegayaa inay ku dhinteen ugu yaraan 5 qof halka hey’adaha gargaarka ay Goobjoog News u sheegeen inay Tiyaatarka ka qaadeen ugu yaraan 30 qof, oo dhimasho iyo dhaawac isugu jira.

Weriyaha Goobjoog News ee goobta gaaray waxaa uu sheegayaa in gaari 3aad oo laga shakisan yahay uu goobta yaalo, waxaana loo diiday xataa hey’adaha gargaarka degdegga.

Wararka oo faah-faahsan, kala soco halkan.

Goobjoog News