U bood dhigaalka

Qarax Khaasaaro Geeystay Oo Ka Dhacay Muqdisho

Sheeko:Amniga

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax qasaaro geeystay oo ka dhacay magaalada Muqdisho, kaas oo lala eegtay mid ka mid ah gudoomiyayaasha gobalka Banaadir .

 

Qaraxan ayaa ahaa miinada nooca Dhulka lagu aaso ayaa lala eegtay gaari uu la socday gudoomiyaha degmada Yaaqshid, iyo ilaaladiisa .

qaar ka mid ah dad ka ag dhawaa goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa sheegay in qaraxa kadib ay rasaas badan fureen Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dowladda Federaalka, waxaana qaraxaas ka badbaaday Guddoomiye Maxamed Cabdullaahi Cariif.

Wixii ku soo kordha warkaan kala soco https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/