U bood dhigaalka

Qarax Khasaare Geystay Oo Goor Dhow Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Sheeko:Dalka

Qarax xooggan oo loo adeegsaday gaari ayaa goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan nawaaxiga daarta hooyooyinka.

Waxaa jira khasaare kala duwan oo ka dhashay qaraxan, balse weli lama hayo khasaaraha guud inta uu la egyahay.

Warar horudhac ah oo ay heshay Goobjoog News waxay sheegayaan in dadka waxyeellada soo gaartay uu ku jiro qof wariye magaciisa lagu soo koobay C/qaadir la helin.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News