U bood dhigaalka

Qarax Lala Eegtay Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Baardheere iyo Faahfaahin Ka Soo Baxay

Sheeko:Amniga
Qarax loo adeegsaday Bajaaj la dhigay waddada dhinaceeda ayaa lala eegtay maareeyaha garoonka Baardheere Jaamac Cali Hire.
Maareeyaha ayaa la sheegay in qaraxa uu ka soo gaaray dhaawac, Illa iyo hadda ma cadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhasay qaraxa.
Goobjoog News