U bood dhigaalka

Qarax Qasaaro Nafeed Geystay Oo Cawa ka Dhacay Gobolka Shabeelaha Hoose

Sheeko:Amniga

Qarax qasaaro nafeed gaystay oo ah nuuca dhulka lagu aaso aya caawa ka dhacay degaanka jannaale ee gobolka Shabeelaha Hoose.

 

Qaraxan Miino Oo Caawa Fiidkii Ka Dhacay Deegaanka Janaale ayaa sida ilo degaanka ah uxaqiijiyeen GOOBJOOG NEWS Waxa Ku Geeriyoodey Saddax Qof Oo Laba Ka Mid Ah Ay Yihiin Ciidanka NISA, Halka Kan Seddaxaad Uu Yahay Canug 12 Jir Oo Ah Goobta Qaraxa Ka ag Dhiwaa, Ma Jiro Dhaawac Uu Geystay Qaraxyo.

 

Qaraxyada lagu aaso wadooyinka iyo weerarada dhab-galka ayaa waxa si joogto ah degmooyinka gobolka uga gasyta Alshabaab.

 

GOOBJOOG NEWS.