Qarax Xooggan Oo Goor Dhow Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax aad u xooggan ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay nawaaxiga Xaawo Taako ee magaalada Muqdisho, kaasi oo ahaa gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa.
Dhawaqa qaraxan ayaa waxaa laga maqlay inta badan degmooyinka magaalada Muqdisho, iyadoo sidoo kale halkaasi laga maqlayo rasaas la sheegay in ay ridayaan ciidanka DFS.
Qaraxa halka uu ka dhacay waxaa gaaray gaadiidka gurmadka degdegga ah si ay usoo qaadaan haddii ay jiraan dad waxyeello kasoo gaartay.
Lama oga illaa iyo haatan khasaaraha rasmiaga ah ee qaraxan ka dhashay, waxaana adag in hadda warbixin laga helo goobta ay wax ka dhaceen.
Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale
Goobjoog News
Ikdvtd lnpquy Cialis low price cialis 20 mg price walmart
Ifikct byletg cialis without a doctor prescription cialis 20mg
Hdegja cejgkn cialis 20mg cialis 20mg price