U bood dhigaalka

Qaraxyo Mataano Ah Oo Ka Dhacay Magaalada Baqdaad ee Dalka Ciraaq

Sheeko:Amniga

Ugu yaraan illa 13- qof ayaa ku dhimatay kadib qaraxyo mataano ah oo goordhaw ka dhacay caasimadda dalka Ciraaq ee Baqdaad .

Taliyaha Howlgalada Magaalada Ciraaq  General Hazem al-Azzawi  ayaa  wakaaladda wararka ee Ciraaq ee INA u sheegay in qaraxyadan oo laba ahaa ay ku dhawaacmeen saraakiil ka tirsan dowladda Ciraaq.

Waxaa uu sidoo kale sheegay in labada Qarax ay ka dhaceen  Suuqa Bab al-Sharji  oo ku yaalo  Tayaran Square .