U bood dhigaalka
162 war

La-dagaallanka Al-Shabaab

Maadaama Soomaaliya taagan tahay isgoys go’aanqaadasho oo xasaasi ah, dagaal baahsan na ku la jirto kooxda Al-Shabaab, bartilmaameedka dawladda Soomaaliya waa xididdo-siibka Al-Shabaab, iyo dalka oo gaara nabad iyo baraare waara. Goobjoog waxa ay si qoto-dheer u soo bandhigtaa warbixinnada iyo wacaasha dagaalka dib-u-xoreynta dalka iyo isbeddellada amni.