MUUQAAL: Xildhibaan Sheegay In Amni Darrida Muqdisho Qeyb Ka Tahay Ciidankii NISA Ee La Kala Direy Xildhibaan Xasan Cabdi oo ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay amni darrada ka jirta magaalada Muqdisho. Waxa uu sheegay in dowladda aanay marnaba lahayn qorshe… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Qaramada Midoobey Oo Ku Baaqday In Doorasho Hufan Ka Dhacdo Koonfur Galbeed Iyada oo laga ambaqaadayo dhacdooyinka maalmahan ka dhacayey iyo kala qeybsanaanta bulshada halkaasi ku nool, xafiiska qaramada midoobey ee Soomaaliya waxuu dhinacyada Koonfur galbeed ugu baaqay inay ka fogaan colaadda…
1 daqiiqo AKHRISO: Waxa Looga Hadlayo Kulanka Maanta Ee Golaha Shacabka Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku leh kulankoodii caadiga ahaa. Ajendaha kulanka oo aan helnay ayaa ah Akhrinta Koowaad ee Hindise sharciyeedka Duulista iyo…
1 daqiiqo Deg-deg: Golaha Dowlad Goboleedyada Oo Aqalka Sare Ka Dalbaday Inay Dhexdhexaadiyaan Iyaga Iyo Dowladda Dhexe Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada(GIDG) oo maanta ka soo jawaabay dalabkii aqalka sare ee ahaa inay soo magacaabaan wasiirro arrimaha khilaafka jira kala hadlo dowladda federaalka aha ayaa sheegay inay ka…
1 daqiiqo Deg-deg: Aqalka Sare Oo Ansixiyey Sharciga Kheyraadka Biyaha iyo Hey’adda Maareynta Biyaha Senatorada golaha Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa goordhow ansixiyey sharciga kheyraadka biyaha iyo hey’adda maareynta biyaha qaranka. Weriyaha Goobkoog News ee aqalka sare ayaa soo sheegay in kulanka…
2 daqiiqo Cawad Oo Aqalka Sare Kala Hadlay Wax Qabadka Iyo Caqabadaha Heysta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Wasiirka arrimaha dibada ee dawladda federaalka Axmed Ciise Cawad oo maanta hortagay golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa hadlay shaqada wasaaradda, kala horeynta xiriirka dalalka, caqabadaha hor-yaallo iyo wada-shaqeynta kala…
2 daqiiqo Ergada Q/Midoobey Iyo M/Afrika Ee Soomaaliya Oo Bilaabaya Dhex-dhexaadinta Dowladda Dhexe Iyo Dowlad Goboleedyada Ergada Qaramada Midoobey Iyo Midowga Afrika Ee Soomaaliya Nicholas Haysom iyo Ambassador Francisco Madeira oo maanta la kulmay guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi ayaa sheegay inay bilaabayaan dhex-dhexaadinta dowladda federaalka…
1 daqiiqo Golaha Shacabka Oo Ka Doodi Doona Hindise Sharciyeedka Maamulka Iyo Maaliyadda Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta oo sabti ah yeeshaan kulankoodii caadiga ahaa, waxaana kulankan looga hadli doonaa Hindise sharciyeedka maamulka iyo maaliyadda. Ajendaha…
2 daqiiqo Labada Aqal Ee Baarlamaanka Federaalka Ah Oo Maanta Ka Hadlay Dagaal-ka Sool Labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah, waa golaha shacabka iyo aqalka sare ayaa maanta si gooni-gooni ah uga hadlay dagaalka ka socda koonfurta Sool. Guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi oo…
1 daqiiqo Kulanka Golaha Shacabka Ee Maanta Maxaa Looga Hadlayaa? Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maantaoo Arbaco ah waxa ay kulan ku leeyihiin xaruntooda magaalada Muqdisho. Ajnedaha kulanka maanta ayaa ah aqrinta Labaad ee hindise sharciyeedka mihnadlayaasha…