1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhageyso: Xildhibaan Ku Baaqay In Wax Loo Qabto Dadka Ka Barakacay Fatahaadda Wabiga Shabelle Xildhibaan Khaliif Cabdi Cumar oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ku baaqay in si degdeg ah wax loogu qabto dadk uu saameeyey fataahadda Wabiga…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Khudbad Jeedintii Musharraxiinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Lasoo Gunaanaday Maanta ayaa si rasmi ah waxaa loo soo gunaanaday khudbad jeedintii musharraxiinta u taagan qabashada xilka guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Maanta waxaa hadal lahaa 5 musharrax oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Khudbad Jeedinta Musharraxiinta Golaha Shacabka Oo Maanta Ku Eg Maanta oo Khamiis ah ayaa lagu wadaa in lasoo gabagabeeyo khudbad jeedinta musharraxiinta u taagan xilka guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Waxaa la filayaa in maanta ay khubadahooda…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhageyso: 5 Musharrax Oo Illaa Iyo Hadda Isku Diiwaangeliyey Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka Guddiga doorashada guddoomiyaha golaha shacabka ayaa sheegay in maanta ay ku egtahay diiwaangelinta musharraxiinta u taagan xilka guddoomiyaha golahan. Guddoomiyaha guddigan, xildhibaan Nuur Iidow Bayle ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Ka Socda Aqalka Sare? Golaha Aqalka sare ee baarlamaanka 10aad ee Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta kulan caadi ah ku yeelanaya xaruntooda. Ajendaha kulanka ayaa ah akhrinta 1aad ee hindise sharciyeedka ladagaalanka musuq maasuqa, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Diwaangelinta Musharraxiinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Maanta Billaabaneysa Maanta oo Isniin ah ayaa waxaa si rasmi ah u billaabanaya diiwaangelinta musharraxiinta u taagan xilka guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Guddiga doorashada ee golaha shacabka ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wasiirrada u Tartamaya Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo La Faray Inay Is-casilaan, Akhriso Shuruudaha Kale Guddiga Qaban-qaabada doorahada guddoomiyaha golaha shacabka ayaa goordhow soo saaray shuruudaha laga rabo qofka u tartamaya jagada guddoomiyaha golaha shacabka. Akhriso, Shuruudaha Oo Dhameystiran: Murashaxiinta araajidooda waxaa ay ku hagaajin…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Golaha Shacabka Oo La Doortay Guddiga doorashada guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa doortay guddoomiye, guddoomiye ku xigeen iyo xoghaye. Guddigan oo ka kooban 15 ayaa guddoomiye u doortay xildhibaan Nuur Iidow Bayle,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo iska dhex doortay Guddoon Gudigga doorashadda Gudoomiyaha golaha shacabka ayaa iska dhex doortay Guddoomiye ka dib doorasho ka dhacday Xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Sida ay qortay SONNA, Kusimaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoonka Golaha Shacabka Oo Magacaabay Xubnaha Guddiga Doorashada, Iyo Xildhibaannada Oo Ka Doodaya Guddoonka golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigay Magacyada xubnaha guddiga qaban qaabada doorashada ee guddoomiyaha golahan, iyadoo xildhibaannada golaha shacabkana ay ka doodayaan xubnaha guddigan. Xubnahan ayaa…