1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhageyso: C/weli Muudey “Waa La Xaday Dastuurkii Dalka u Yaallay” Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee golaha shacabka, baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ahna ku simaha guddoomiyaha, C/weli Sheekh Ibraahim Muudey ayaa sheegay in la xaday Dastuurkii dalka u yaallay ee ay soo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Magacaabaya Guddiga Doorashada Ee Guddoomiyahooda Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Sabtidan maanta ah yeelan doona kulankooda Saddexaad ee Kalfadhigga Seddaxaad, iyadoo arrimo dhowr ah looga hadli doono. Sida qorshaha uu yahay, waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muqdisho: Guddiyo Ka Socda Baarlamaannada Heer Federaal Iyo Dowlad Goboleedyada Oo Dastuurka Ka Shiraya Kulanka Daahfurka guddiyada dastuurka ee baarlamaannada heer federaal iyo mid dowlad goboleed ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho . Kulanka oo 2 maalin socon-doona, waxaa soo qaban-qaabiyay Guddiga dib u…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wasiir Sheegay Inuu Yahay Musharrax u Taagan Xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Wasiirka difaaca ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxmed Mursal Sheekh Ibraahim ayaa shaaca ka qaaday inuu yahay musharrax u taagan xilka guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Mursal oo goor…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Dalxa Oo Dhaliilay Beesha Caalamka Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in beesha caalamka aanay daacad ka ahayn kaalmada Soomaaliya. Waxa uu tilmaamay in…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhuusamareeb: Xildhibaan Golaha Shacabka Ah Oo La Doortay Xildhibaan ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa maanta lagu doortay magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Kursigan oo ay ku tartameen C/laahi Faarax Wehliye iyo Maxamed Cilmi Afraxa…
5 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Qodobbada Ugu Muhiimsanaa Hadal-jeedinta Jawaari Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta istiqaaladiisa u gudbiyay golaha shacabka isaga oo yiri “Maanta oo bisha Abriil tahay 12, 2018 waxaan Golahan sharafta leh hortiina u…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jawaari Oo Maanta La Hadlaya Xildhibaannada Golaha Shacabka Maanta oo Khamiis ah ayaa lagu wadaa in kulan ay isugu yimaadaan xilhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Sida ay shaaciyeen guddoonka golaha shacabka, waxaa kulankan ka qeybgalaya guddoomiyahii…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senator Raage “Waxaan Ka Xumahay In Taliyahii Booliiska Iyo Duqa Muqdisho Weeraraan Dad Dhaawac Ah” Senator Maxamed Xuseen Raage oo ka mid ah mudanayaasha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, wuxuu ku sheegay in wax laga xumaado ay tahay…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jawaari Oo Ka Hadlay Is Casilaaddiisa Guddoomiyahii golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta oo Talaado ah waxa uu saxaafadda uga warbixiyey is casilaaddiisa. Ugu horreyn Jawaari ayaa sheegay in uu…