Guddiga Wadaxaajoodka Badbaado Oo La Kulmay Madaxweyne Farmaajo Ilo ku dhow guddiga wadaxaajoodka Badbaado ayaa Goobjoog News u sheegay in guddiga ay maanta la kulmeen madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Madaxweyne Farmaajo ayaa guddigan ka socda… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Aqalka Sare Oo Warbixin Tahriibka La Xiriirta Ka Dhageystay Safiir Fiqi Iyo Oradyahan Cali Bile Safiirka Soomaaliya ee u fadhiya Midowga Yurub Danjire Cali Saciid Faqi oo maalmihii dambe ku howlanaa arrimaha soo daadgureynta qaxootiga Soomaaliyeed ee Libya ayaa maanta waxaa uu warbixin arrimahaasi la xiriira siiyay golaha…
1 daqiiqo Akhriso: Qodobada Looga Hadlay Kulanka Jawaari iyo Safiirka Turkiga Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa saaka xafiiskiisa Villa Hargeisa kulan gaar ah kula yeeshay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Olgan Bekar . Kulankan oo muddo socday ayaa looga hadlay xiriirka iyo arimaha…
1 daqiiqo Aqalka Sare Oo Maanta La Horkeenayo Qorshaha Kalfadhiga 3aad Golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in la horkeeno qorshaha kalfadhiga 3aad. Qorshahan oo ay in muddo ka soo shaqeynayeen guddiga joogtada ah…
1 daqiiqo Beesha Caalamka Oo Baaq u Dirtay Baarlamaanka iyo Fulinta Beesha caalamka gaar ahaan Qaramada midoobey, Midowga Afrika, Midowga Yurub, IGAD iyo dalalka Itoobiya, Talyaaniga, Sweden, UK iyo Mareykanka ayaa walaac ka muujiyay xaslooni-darrida amni iyo midda siyaasadeed ee ka…
1 daqiiqo Maxaa Laga Dhahay Kullamada Golaha Shacabka Brig. Gen. Paul Lokech oo madax ka ah ciidamada Uganda oo kulan la qaatay guddoonka golaha shacabka iyo xildhibaanno ka tirsan golaha ayaa sheegay in isku afgarteen in kullamada golaha…
2 daqiiqo Guddoomiye Jawaari Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Dhacdadii Golaha Shacabka 1. Wasiirka amniga ayaa amray in hubka la iiga reebo, isaga oo ka mid ah saxiixayaasha mooshinka: Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in maanta lagu amray…
1 daqiiqo Mahad Salaad: Wiilasha ilaalada ahaa ee Guddoomiyaha La socday ayaa Baarlamaanka lagu Qabsaday waxaa ay Doonayaan in ay ku marin Habaabiyaan Umadda Xildhibaan Mahad Salaad ayaa sheegay in ciidamada Danab ee ay Mareykanka tababareen iyo ciidamada koofiyo casta ee madaxtooyada la keenay xarunta golaha shacabka, oo lagu qabsaday ee aaney aheyn kuwa…
2 daqiiqo Daawo: Sawir Buuxa Oo Ku Saabsan Xaaladda Golaha Shacabka Saaka waxaa ay shacabka ku waaberiisteen waddooyinka Muqdisho oo xirxiran, waxaa ciidamo hubeysan la dhigay dhammaan isgoysyada magaalada Muqdisho, intooda badan jidka Maka Al-mukarama. Ciidamada oo istaajiyay isu socodka gaadiidka…
1 daqiiqo Golaha Shacabka: Shaki Laga Qabo Qabsoomidda Kulanka Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka oo saf ku jiray in muddo ah si ay u galaan xarunta golaha ayaa sheegay in inta badan xildhibaannada safka ku jiray ay iska noqdeen…