1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare Oo Maanta La Horkeenayo Qorshaha Kalfadhiga 3aad Golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in la horkeeno qorshaha kalfadhiga 3aad. Qorshahan oo ay in muddo ka soo shaqeynayeen guddiga joogtada ah…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Beesha Caalamka Oo Baaq u Dirtay Baarlamaanka iyo Fulinta Beesha caalamka gaar ahaan Qaramada midoobey, Midowga Afrika, Midowga Yurub, IGAD iyo dalalka Itoobiya, Talyaaniga, Sweden, UK iyo Mareykanka ayaa walaac ka muujiyay xaslooni-darrida amni iyo midda siyaasadeed ee ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Laga Dhahay Kullamada Golaha Shacabka Brig. Gen. Paul Lokech oo madax ka ah ciidamada Uganda oo kulan la qaatay guddoonka golaha shacabka iyo xildhibaanno ka tirsan golaha ayaa sheegay in isku afgarteen in kullamada golaha…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Jawaari Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Dhacdadii Golaha Shacabka 1. Wasiirka amniga ayaa amray in hubka la iiga reebo, isaga oo ka mid ah saxiixayaasha mooshinka: Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in maanta lagu amray…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Mahad Salaad: Wiilasha ilaalada ahaa ee Guddoomiyaha La socday ayaa Baarlamaanka lagu Qabsaday waxaa ay Doonayaan in ay ku marin Habaabiyaan Umadda Xildhibaan Mahad Salaad ayaa sheegay in ciidamada Danab ee ay Mareykanka tababareen iyo ciidamada koofiyo casta ee madaxtooyada la keenay xarunta golaha shacabka, oo lagu qabsaday ee aaney aheyn kuwa…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Daawo: Sawir Buuxa Oo Ku Saabsan Xaaladda Golaha Shacabka Saaka waxaa ay shacabka ku waaberiisteen waddooyinka Muqdisho oo xirxiran, waxaa ciidamo hubeysan la dhigay dhammaan isgoysyada magaalada Muqdisho, intooda badan jidka Maka Al-mukarama. Ciidamada oo istaajiyay isu socodka gaadiidka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka: Shaki Laga Qabo Qabsoomidda Kulanka Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka oo saf ku jiray in muddo ah si ay u galaan xarunta golaha ayaa sheegay in inta badan xildhibaannada safka ku jiray ay iska noqdeen…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hoolka Golaha Shacabka: Ilaalada Iyo Ciidanka Oo Ka Badan Xildhibaannada Sida ay Goobjoog News u sheegay Xildhibaanno ku sugan gudaha hoolka golaha shacabka, 27 Xildhibaan ayaa hadda ku sugan hoolka gudahiisa. Xildhibaannada gudaha ku jira waxaa u badan taageerayaasha guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaanno: Xildhibaannada Taageersan Xukuumadda Kheyre Hub Ayey Sitaan Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ayaa Goobjoog News u sheegay in Xildhibaannada taageersan xukuumadda Kheyre ay golaha shacabka ka dhex-wadaan fowdo iyo buuq, isla markaana ay qaarkood la yimdeen hub.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka:Xildhibaanno Ajande Kala Duwan Heysto Oo Gudaha U Galay Xarunta. Sida ay Goobjoog News u xaqiijiyeen xildhibaanno ka tirsan golaha Shacabka waxaa haatan ku sugan xarunta Xildhibaanno heysto labo Ajande ee kala duwan . Ajandaha koowaad waa Mooshinka ka dhanka…