2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Jawaari “Madaxweynaha Wuxuu Iga Codsaday Inaan Is Casilo…Is Casili Maayo Is Casili Maayo” Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo goor dhow saxaafadda la hadlay ayaa si kulul waxa uu kaga hadlay arrimo badan oo ku saabsan khilaafka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xogheyha Guud Ee Golaha Shacabka: Shaqo Joojinta Waa Sharci-darro ah Xogheyaha guud ee golaha shacabka Cabdikarin Buux ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in warqadda ka soo baxday xafiiska guddoomiyaha ku-xigeenka 1aad ee golaha shacabka ee la sheegay in…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kahor Fasaxa Ramadaanka: Maxaa Laga Sugayaa Golaha Shacabka? Shaqo ka joojinta uu Cabdiweli Muudeey guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee golaha shacabka ku sameeyay xogheyaha golaha Cabdikarin Buux, waxaa ay caddeyn u tahay in khilaafka golaha shacabka aan wax laga…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muudeey Oo Sheegay Inuu Shaqadii Ka Joojiyey Xoghayaha Guud Ee Golaha Shacabka Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee golaha shacabka baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdiweli Ibraahim Muudeey ayaa sheegay inuu shaqadii si KMG ah uga joojiyay Xogheyaha guud ee golaha Cabdikariin Buux. Qoraal uu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Laga Qaaday Ciidamadii Lagu Wareejiyay Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka Cabdikariin Xaaji Buux ayaa Goobjoog News u xaqiijiyay in golaha shacabka laga dul-qaaday ciidamadii lagu wareejiyay, oo dib loogu soo celiyay kuwii hore. Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Beeniyey Warqad Lagu Sheegay Inuu Isku Casilay Jawaari Qoraal kasoo baxay xafiiska xoghayaha guud ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu beeniyey warqad saacadihii ugu dambeysay lagu sheegayey inuu isku casilay guddoomiyaha golaha shacabka, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari. Waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Jawaari “Aan Wadahadalno Waa Aan Heshiinno” (Muuqaal) Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan jawaari oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey kulan habeenkii xalay ahaa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Fiqi “Madaxweynaha Wuxuu Aaminsan Yahay Xoog Iyo Inqilaab” Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo uu qeyb ka yahay khilaafka siyaasadeed ee ka jira golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dib u Dhac Ku Yimid Kulankii Ay Maanta Ku Ballansanaayeen Xildhibaannada Golaha Shacabka Dib u dhac ayaa lagu soo waramayaa inuu ku yimid kulan ay maanta xildhibaannada golaha shacabka ku balansanaayeen, kadib soo jeedin ka timid madaxweyne Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo. Xildhibaannada oo…