1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muudey Oo Mar Kale Muddeeyay Mooshinka Jawaari Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha shacabka Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudey ayaa ku adkeysanaya ka doodida Mooshinka Jawaari, isaga oo tilmaamay in dooda Mooshinka ay beri dhaceyso. Haddaba qodobada uu soo…
4 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare Oo Lagu Ammaanay Kaalinta Xal u Helidda Khilaafka Golaha Shacabka Tan iyo markii uu bilowday khilaafka golaha shacabka ee mooshinka guddoomiye Maxamed Sheekh Cusmaan, golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya waxaa uu si gaar ah isaga xil-saaray…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay IGAD Ka Tiri Khilaafka Iyo Xasilooni Darrida Golaha Shacabka? Urur goboleed IGAD ayaa walaac ka muujiyay xasilooni darrida siyaasadeed iyo khilaafka ka dhexjira golaha shacabka kaasi oo ay sheegeen in uu wiiqi karo horumarrada ay xukuumadda ku tillaabsatay sanadkii…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muddeynta Mooshinka Jawaari Oo Khilaaf Horleh Dhalisay Warqad ka soo baxday guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee golaha shacabka Cabdiweli Muudeey ayaa lagu muddeeyay mooshinka guddoomiyaha golaha Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari in uu ku jiro ajendaha kulanka 3aad, kalfadhiga…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare Oo Adkeeyay Muddeynta Mooshinka Jawaari Guddigii Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya u xir saaray xal u raadinta khilaafka golaha shacabka ayaa maanta mar kale adkeeyay in la muddeeyo mooshinka ka dhan ah guddoomiyaha golaha shacabka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare Oo Ka Dooday Arrimo Ay Ku Jirto Xiisadda Balad Xaawo Golaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulankii maanta waxa ay go’aansadeen in u yeeraan qaar ka tirsan wasiirrada xukuumadda Kheyre si wax looga weydiiyo arrinta xadka iyo Balad Xaawo…
4 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Yaa Hortaagan In La Muddeeyo Mooshinka Jawaari?! Sida uu qabo xeer-hoosaadka golaha shacabka, waxaa gebo-gabo maraya mudaddii ay aheyd in loo codeeyo mooshinka ka dhanka ah guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, waxaa intaas dheer iyada…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Sakariye “Jawaari Kaliya Looma Socdo Ee Baarlamaanka Oo Dhan Baa Loo Socdaa” Xildhibaan Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeeyay xukuumadda Federaalka iney waddo qorshe ay ku burburineyso baarlamaanka hadda jira.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ururrada Bulshada isku ra’yiga Oo Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Khilaafka Golaha Shacabka Ururrada Bulshada isku ra’yiga oo ah ilaa 40 urur oo ururrada haweenka ah, kana howlgala 11 gobol oo dalka ayaa soo saaray baaq nabadeed oo ku aadan khilaafka golaha shacabka…
4 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Warbixinta Guddiga Aqalka Sare u Saareen Xallinta Khilaafka Golaha Shacabka Guddiga joogtada ah ee aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay warbixin ka dhageysteen guddi 7 xubnood ah oo ay u saareen ka qeyb qaadashada xal u raadinta…