1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqoonyahan Ku Taliyay In Dastuurka Loo Raaco Xalka Mooshinka Jawaari Khaliif Idiris Cusmaan oo ka mid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in khilaafka mooshinka ee u dhaxeeya golaha shacabka lagu soo afjari karo oo kaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare Oo Dhageysanaya Warbixinta Guddi Ay u Saareen Arrinta Khilaafka Golaha Shacabka Guddiga joogtada ah ee aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay warbixin ka dhageysan-doonaan guddi 7 xubnood ah oo ay u saareen ka qeyb qaadashada xal u raadinta…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Dhalxa: Waxa Mooshinka Wado waa Xildhibaanno Wasiirro ah oo Weerar Iska Difaacaya Mooshinka ka dhanka ah Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ma aha mid xukuumadda ay waddo, laakin waa difaac ay ka wadaan Xildhibaanno wasiirrada ka tirsan, sidaasi waxaa Goobjoog News u sheegay…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Qaabkee Noqon Karaa Xil ka Qaadista Guddoomiyaha Golaha Shacabka?!! Sida ku qoran Qodobka 65aad ee dastuurka, faqrada 4aad, guddoomiyaha iyo ku-xigeennadiisa waxaa codayn qarsoodi ah ku doorta aqlabiyadda tirada guud ee xubnaha golaha shacabka ee federaalka ah, xilkana kaga…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Afaraale: Si Khilaafka U Yaraado Mooshinka Halloo-Codeeyo Xildhibaan Maxamed Xuseen Afaraale oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in uu qabo in arrinta Mooshinka loo qaado cod bixin. Xildhibaan-ka, waxaa uu tilmaamay in haddii cod…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wasiir Hore: Mooshinkan Waxaa Uu Niyad-jab Ku Yahay Shacabka Soomaaliyeed Cabdulqaadir Cabdi Xaashi oo horay u soo noqday Wasiir iyo Xildhibaan oo la hadlay Goobjoog News ayaa ku tilmaamay mooshinka hadda la wado mid aan wanaagsaneyn niyad jabna ay ku…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Guddiga Uu Golaha Aqalka Sare U Magacaabay Xallinta Khilaafka Golaha Shacabka Kulan ay maanta xaruntooda ku yeesheen guddiga joogtada ah ee golaha aqalka sare, kaas oo ku saabsanaa xaaladda ka soo cusboonaatay golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah, ayaa waxaa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Heritage: Xukuumadda Waxaa ay soo Faragashatay Shaqadii Hay’adda Sharci-dejinta Mursal Maxamud Saney oo ah agaasime ku-xigeenka xarunta Heritage oo wareysi gaar ah siiyay goobjoog News ayaa sheegay in Mooshinka socda uusan aheyn mid hal habeen dhashay balse uu yahay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Shirwac: Qalalaasaha Siyaasadeed Oo la Abuuray Waxa Uu Keeni Karaa In Baarlamaanka Uu Fadhiid Noqdo Mooshinka laga keenay guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari ayaa noqotay midka ugu hadal heynta badan Muqdisho iyo guud ahaan dalka. Arrintaasi, waxaan wax ka weydiinnay Cabdullahi Shirwac, oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka AMISOM Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaantay La Wareegista Ammaanka Xarunta Golaha Shacabka AMISOM ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay wararka sheegaya in ay ciidamadooda kala wareegeen kuwa dowladda federaalka ah ammaanka guriga umadda(golaha shacabka). Afhayeenka howl-galka Lt Colonel Wilson Rono oo wareysi…