Akhriso: Magacyada 11 Xildhibaan Oo Codsaday Dib-u-dhigista Arrinta DP World Ilaa 11 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa codsaday dib-u-dhigista arrinta DP World iyo in xukuumadda looga dambeeyo. Xildhibaan Cabdiraxmaan Ibbi oo ka hor hadlay Golaha Shacabka ayaa sheegay… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Akhriso : Xeer Golaha Shacabka Ah Oo DP World Ka Mamnuucaya Dalka, Heshiiskana Baa’biyay Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo maanta xaruntooda ku yeeshay kulanka 1aad ee kalfadhiga 3aad ayaa ansixiyay xeer dhowraya gobanimada iyo midnimada geyiga Soomaaliya. Xeerkan waxaa lagu sheegay qodobbo muhiim ah, waxaana…
2 daqiiqo Hey’adda TIKA Oo Dhiseysa Guri Uu Si KMG Ah Ugu Shaqeynayo Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya iyo Hay’adda hormarinta Turkiga ee TIKA ayaa maanta kala saxiixday heshiis ku saabsan dhismaha guriga KMG ah oo ay ku shaqeyn doonaan xildhibaannada golaha shacabka iyo sidoo kale…
1 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo Oo Furaya Kalfadhiga 3-aad Ee Baarlamaanka Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaaajo ayaa lagu wadaa in maanta oo Sabti ah uu magaalada Muqdisho ka furo Kalfadhiga 3-aad ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Furitaanka Kalfadhigan oo…
2 daqiiqo Senator Raage “AMISOM Wax Faa’ido Ah Oo Ay Dalka u Hayaan Maleh” Senator Maxamed Xuseen Raage, oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News, ayaa sheegay in ciidamada AMISOM ee ku sugan dalka aanay xilligaan wax faa’ido ah u hayn Soomaaliya. Waxa uu…
2 daqiiqo Golaha Shacabka Oo Go’aan Ka Soo Saarey Khilaafka Ganacsatada iyo Wasaaradda Maaliyadda Guddiga Maaliyadda, Iyo Miisaaniyadda iyo Guddiga Ganacsiga iyo Dhaqaalaha ayaa kulan ay maanta ka yeesheen cabashada ganacsatada iyo xirnaashiyaha dekadda iyo suuqa bakaaraha uga hadlay aragtida iyo habraaca canshuurta gadista…
5 daqiiqo Waa Maxay Shaqada Baarlamaanka FS? Miyeyse Gutaan Waajibaadkooda? Ereyga ‘Parliament’ oo ah erey asalkiisu yahay Faransiis macnihiisuna noqonayo “Hadal ama dood” ayaa waqtiyadan casriga ah lagu macneeyaa inuu yahay ‘Sharci-Dejiye’. Marka laga hadlayo qaabdhismeedka Dawladda ee soo jireenka…
1 daqiiqo Baarlamaanka Koonfur Galbeed Oo Isku Raacay Xilliga La Qabanayo Doorashada Madaxweynaha Baarlamaanka dowlad goboleedka Koonfur galbeed ayaa maanta isku raacay in November 17 ee sanadkan ay dhacdo doorashada madaxtinnimada. Arrintan ayaa timid xilli ay socotay munaasabad lagu soo xirayey kalfadhiga 4aad…
2 daqiiqo Abuukaate: Waa In Canshuurta Laga Wada Qaado si Simman Dalka oo Dhan Xildhibaan Maxamuud Abuukaate oo ka tirsan golaha shacabka ayaa ka hadley is mariwaaga u dhaxeeya ganacsatada Gobolka Banaadir iyo wasaaradda maaliyadda, kaasoo ku saabsan canshuurta dheeriga ah ee lagu soo…
1 daqiiqo Xildhibaan Golaha Shacabka Oo Lagu Doortay Kismaayo Maanta oo Khamiis ah waxaa magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose ka dhacday doorashada kursi kamid ah golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kursiga loo tartamayey ayaa horey waxaa uga…