Xildhibaan Xasan Macalin: Waxaad Moodaa In Hoggaankii ayba ku Adkaatay Gacan ku heynta Dalka Xildhibaan Xasan Macalin Maxamuud oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in guddiga joogtada ah ee golaha shacabka ay go’aamiyeen eedeynta Xeer-ilaaliyaha in ay tahay mid waxba kama… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Guddoonka Iyo Guddiga Joogtada Ah Ee Golaha Shacabka Oo Go’aan Ku Laalay Codsigii Xasaanad Ka Qaadis Uu Soo Jeediyay Xeer-ilaaliyaha Guddoonka iyo guddiga joogtada ah ee golaha shacabka ayaa maanta soo saaray go’aan waxba kama jiraan ka dhigaya xasaanad ka qaadista Xildhibaannada uu soo jeediyay Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali…
1 daqiiqo Golaha Aqalka Sare Oo U Codeeyay In Madaxweynahu Saxiixo Miisaaniyadda 2018 Aqalka sare ayaa kulankiisa maanta ogolaaday in uu madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah Maxamed Cabdullahi Farmaajo saxiixo miisaaniyadda 2018-ka. Golaha aqalka sare ayaa u codeeyay in madaxweynuhu saxiixo miisaaniyadda qaranka 2018 iyada…
2 daqiiqo Senator Xuseen: Haddii Madaxda Qaranka Aney Ogeyn Weerarka Waa Dayacaad Qaran Senator Xuseen Sheekh Maxamuud oo wareysi siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in weerarkaasi uu aad u niyadjabinayo isla markaana ka dhigan yahay in duulaan lagu soo qaaday dastuurkii KMG ah…
1 daqiiqo Aqalka Sare Oo Ka Doodaya Sharciyadooda Ansixinta Miisaaniyadda Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka doodaya sharciyadda ay u leeyihiin ansixinta miisaaniyadda qaranka. Arrintan ayaa timid kadib markii golaha shacabka markuu ansixiyay miisaaniyadda si toos ah ugu…
3 daqiiqo Golaha Shacabka Iyo 10 Qodob Oo Wax Laga Soo Badalay Xeer-hoosaadkooda In kasta oo hadda ay fasax ku jiraan Xildhibaannada baarlamaanka, hadana dhammaadkii kalfadhiga 2aad ee baarlamaanka 10aad, waxaa golaha shacabka la horkeenay Xeer-hoosaadka oo wax badan laga soo badalay. Hadaba,…
1 daqiiqo Dhageyso: Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Maamul Goboleedyada Oo Ka Dalbaday DFS In La Kordhiyo Miisaaniyadda Ay Ku Shaqeeyaan Guddoomiyeyaasha baarlamaannada maamul goboleedyada dalka ka jira ayaa ka dalbaday dowladda Federaalka Soomaaliya in la kordhiyo miisaaniyadda ay ku shaqeeyaan, si howlaha shaqo ay u socoto. Waxay ka wada sinnaayeen…
1 daqiiqo Haweenka Ku Jira Xildhibaannada Aqalka Sare Ee Baarlamaanka Oo Guddoomiye Doortay Xildhibaannada haweenka ee ku jira aqalka sare ee baarlamaanka ayaa maanta doortay guddoomiye, guddoomiye ku xigeen, xoghaye iyo qasnaji. Haweenka ku jira xildhibaannada aqalka sare ayaa tiro ahaan gaaraya 13,…
3 daqiiqo Xildhibaan Cabdisaabir Shuuriye Oo Sheegay In Xeer Ilaaliyaha Ay Sharciga Ku Kala Bixi-doonaan Xildhibaan Cabdisaabir Nuur Shuuriye oo maanta ka jawaabayey eedeynta Xeer-ilaaliyaha qaranka ee la xiriirtay qaran dumis ayaa sheegay in Xeer-ilaaliyaha aanu fahamsaneen micnaha eragya, isaga oo yiri “Sida aan ka…
1 daqiiqo Baydhabo: Shirka Guddoonada Golaha Sharci Dejinta Dalka Oo Furmay Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bari waxaa ka furmay shirka guddoonada golaha sharci dejinta dalka, kaasi oo socon doona Labo cisho. Shirkaan waxaa daah furay guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka…