2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Yusuf Garaad Oo Aqalka Sare Uga Jawaabay Siyaasadda Wasaaradda, Xiisadda Khaliijka Iyo socdaalka Wasiirka arrimaha dibadda Yusuf Garaad Cumar ayaa maanta aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya uga jawaabay oraah su’aaleed la xiriira shaqada wasaaradda. Kulan uu shir guddoominayey guddoomiyaha 1aad ee aqalka sare…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Baarayey Arrinta Qalbi-dhagax Oo Sabtida Soo Socota Warbixintooda Laga Dhageysan-doono Guddiga golaha shacabka u saaray in ay soo baaraan go’aanka xukuumadda 6-da September ka qaateen Cabdikarim Qalbi-dhagax, Jabhadda ONLF iyo heshiisyada la sheegay in ay soo galeen xubno ka tirsan…