Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka Soomaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa magacaabay Agaasime ku-xigeenka madaxtooyada Qaranka, waxaana xilkaas wareegto kasoo baxday lagu magacaabay Senator hore oo ka tirsanaa Baarlamaankii 10-aad, Maxamed Amiin Shiikh…