1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Musharraxiinta Maanta La Diiwaan Geliyay Guddiga doorashada madaxweynaha 10-aad ayaa maanta diiwaan geliyay ilaa 11 musharrax kuwaas oo u taagan xilka madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomalaiya, guddiga ayaa si rasmi ah u bilaabay maanta…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka oo Go’aamiyey in Xildhibaanada Lagu Doortay Ceelwaaq ay Sharci Yihiin Guddoonka golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee federalka Soomaaliya ayaa maanta go’aan kasoo saaray xildhibaannada sodon iyo labada ah ee lagu soo kala doortay magaalooyinka Ceelwaaq iyo Garbahaareey ee gobolka Gedo,…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Axmed Madoobe oo Muqdisho Lagu Soo Dhoweeyay Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa soo gaaray maanta magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, waxaana sidiiran loogu soo dhoweeyay garoonka Aadan Cadde, xildhibaanno ka kala tirsan labada gole…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dr.Cabdinuur Sheekh Maxamed oo Qaatay Shahaadad Musharraxnimo Musharrax Madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya Dr. Cabdinuur Sheekh Maxamed ayaa maanta wuxuu guddiga doorashada uu siiyay shahaadada muujinaysa musharraxnimadiisa iyo inuu kasoo baxay shuruudaha. Dr. Cabdinuur oo soo gaaray dhowaan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Doorashada oo Shahaadada Musharraxnimo Siiyay Kheyre Ra’iisulwasaarihii hore ee dowladda federalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta qaatay Shahaadada muraxnimada madaxweynaha oo guddiga doorashadu si toos ah u bilaabay maanta oo taariikhdu tahay 8-da May. Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Kawada Hadleen Aadan Madoobe iyo James Swan? Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa Muqdisho kulan kula qaatay wakiilka Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay Mr. James Swan. Kulanka ayaa looga wada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Cali Guudlaawe oo Muqdisho Lagu Soo Dhoweeyay Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta soo gaaray magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, waxaana siweyn loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde. Xildhibaanno kala tirsan labada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Kawada Hadleen Guddiga Doorashada iyo Taliyeyaasha Ciidamada? Guddiga isku dhafka ah ee Baarlamaanka federlka Soomaaliya ee doorashada madaxweynaha ayaa maanta la kulmay taliyaasha ciidamada Milatariga iyo Booliiska dowladda federalka taliye Odawaa Yuusuf iyo taliye Xijaar. Guddiga ayaa…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dib U Milicsi: Maxaa Keenay Inuu Farmaajo Fashilmo, Qarankana Dib Ugu Celiyo 2016? Shan sano kadib, in Farmaajo isticmaalo isla nidaamkii doorasho iyo tabtii uu dejiyey madaxweynihii ka horeeyey Xasan Sheekh Maxamuud, oo aan waxba laga bedelin waxay tusaale u tahay sida Farmaajo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka 8 Cisho Oo Ka Hartay Doorashada Madaxweynaha, Halkeey Wax Marayaan? Waxaa muddo 8 maalin ah ay ka hartay maalintii loo asteeyay in la qabto doorashada madaxweynaha 10-aad ee Soomaaliya, taas oo waqti dheer soo jiitamaysay. Doorashadaan oo ay illa iyo…