1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Kawa Hadleen Rooble iyo Guddiga Hirgelinta Doorashooyin Dadban? Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta Muqdsho kulan kula qaatay guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka dadban ee heer federaal Muuse Geelle Yusuf oo uu kala hadlay hirgalinta jadwalka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kismaayo: Yaa Kusoo Baxay Kuraasta HOP#029 iyo HOP#124? Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka u ah dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxaa maanta lagu doortay laba kursi oo katirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka oo horay guddigu…
6 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Magacyada Xildhibaanada Aqalka Hoose Ku Matalaya Somaliland! Waxaa heer gabagaba ah maraya xildhibaanada golaha shacabka baarlamaanka 11-aad oo doorashadooda ay ka socoto deegaanada dalka. Illa iyo hadda 3 maamul iyo Somaliland iyo beelaha banaadiriga ayaa soo dhamaystiray…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jubbaland: Odayaasha Dhaqanka Laba Kursi Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Jubbaland ayaa shaaciyay liiska odayaasha dhaqanka kuraasta kala ah HOP#124 iyo HOP#029. Labadaan kursi ayaa waxaa lagu wadaa in maalinta Isniinta ah lagu doorto magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Puntland oo Noqotay Maamulkii 3-aad oo Soo Gabagabeeya Doorashada Golaha Shacabka. Dowlad goboleedka Puntland ayaa waxaa uu noqday maamulkii sedexaad ee soo gabagabeeyey doorashada golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya , waxaana lagu soo idleeyey magalada Garowe doorashada 6-dii…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Puntland: Liiska Magacyada Musharraxiinta Kuraastii Ugu Dambaysay oo La Shaaciyey Guddiga doorashooyinka dadban ee dowlad goboleedka Puntland ayaa soo saaray jadwalka magacyada musharraxiinta kuraastii ugu dambaysay ee laga soo dooranayo Puntland, kuwaas oo ah lix kursi, waxaana doorashadooda lagu wadaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Mareykanka oo Soo Dhoweeyey Go’aankii Guddiga Doorashooyinka Dadban Safaaradda Mareykanka uu ku leeyahay Soomaaliya ayaa taageero u muujisay jadwalkii kasoo baxay guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban, waxaana qoraal kooban oo kasoo baxay safaaradda lagu ayiday jadwalka habeenimadii xalay guddigu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Puntland: Liiska Odayaasha Dhaqanka 6 Kursi Oo La Shaaciyay Guddigga doorashooyinka dadban ee dowlad Goboleedka Punland ayaa shaaciyey liiska ergada guddiyada soo kala xulaya Ergada kala dooranaysa kuraas ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee federalka Soomaaliya, kuwaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Qoorqoor oo La Kulmay Guddigii Doorashada Galmudug Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta waxaa uu kulan kula qaatay magaalada Gaalkacyo Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Galmudug, iyo xubno ka tirsan guiddiga heer…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Galmudug iyo Koonfur Galbeed: Warka FEIT Waxa Uu Baal Marsan Yahay Sharciga Maamulada Galmudug iyo Koonfur galbeed ayaa ka horyimid qoraal dhawaan ka soo baxay guddiga doorashooyinka FEIT, kuwaas oo shaaciyay jadwal cusub oo lagu soo dhameynayo howlaha doorashooyinka labada aqalka. Qoraal…