1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Galmudug: Habraaca Doorashada 5 Kursi Oo La Shaaciyay, Yaa Hadda Ku Fadhiyo? Guddiga doorashooyinka heer federal ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa shaaciyey qabashada shan kursi oo kamid noqonaya Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya oo lagu dooran doono Dhuusamareeb. Guddiga…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Sida Loogu Kala Guuleystay Kuraastii Garowe iyo Dhuusamareeb Lagu Doortay Magaalooyinka Garowe iyo Dhuusamareeb ee caasimadaha dowlad goboleedyada Puntland iyo Galmudug ayaa waxaa manta lagu qabtay doorashada kuraas oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuryadda federalka ah ee…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka: 12 Xildhibaan oo Cusub oo Maanta La Doortay Waxaa manta Magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo kusoo idlaatay doorashada 12 kursi, kuwaas oo deegaan doorashadoodu kala tahay gobolada Woqooyi iyo iyo Koonfur Galbeed Soomaaliya, iyaga kamid noqonaya Baarlamaanka 11-aad ee…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kursigii Jawaari Laga Reebay Oo Loo Doortay Wasiirka Howlaha Guud Ee KG Waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee dowlad gobaleedka koonfur galbeed ayaa lagu soo gabagabeyay doorashada kursiga HOP#103 oo horay ugu fadhiyay Maxamed Sheikh Jawaari. Kursigaan oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Xalinta Oo Joojiyay Shaacinta Natiijada Kursiga HOP#67 Guddiga xalinta khilaafaadka ayaa shaaciyay in la hakiyay ku dhawaaqista natiijada kursiga HOP#67 oo uu dhawaan ku soo baxay Yaasiin Fareey. Guddiga ayaa sheegay in ay in dacwad ay ka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Waa kuma Mahdi Guuleed Khadar Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho lagu doortay kursigii ugu horeyay ee xildhibaanada golaha shacabka ee BJFS. Kursigan oo ay kuwada tartamayeen musharixiinta kala ah Mahadi Maxamed Guuleed Khadar iyo Mushtaaq Ibraahim…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senator Cabdi Xaashi Oo Markale Loo Doortay In Uu Ka Mid Aqalka Sare Waxaa goordhaw Teedhada Afisyooni lagu doortay kursiga koowaad ee kuraasta Gobalada Waqooyi ku leeyihiin Aqalka Sare. Cabdi Xaashi Cabdillaahi, oo horay afartii sano ee la soo dhaafay ugu fadhiyay kursigaan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Farmaajo Oo Markale Faragalin Ku haya Guddiga Doorashadda Gobolada Waqooyi. Warar lagu kalsoonyahay sheegaya in hawlihii Guddiga kala saarista iyo xaqiijinta Xubnaha Guddiyada Doorashooyinka ee cabashooyinka laga soo gudbiyey, gaar ahaan kuwii Somaliland uu soo dhexgalay Farmaajo taas oo caqabad…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Beesha Caalamka Oo Soodhoweysay Laalidda Muddo Kordhintii Farmaajo Beesha caalamka ayaa soo dhaweesay go’aankii maanta golaha shacabka uu ku laalay hehshiiskii muddo kordhinta labada sano aheyd kaasi oo goluhu u sameeyay Madaxweynihii hore. Safaaradda Mareykanka oo qoraal…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare Oo Ka Hadlay Muddo Kordhinta Iyo Qodobo Kale Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa uga digay Hay’adaha Dowladda iyo cid kasta oo xiganaysa nidaamka sharci-dejinta dalka, hadallada ama qoraallada ka hor imaanaya Dastuurka Dalka.…