2 daqiiqo Sheeko:Gargaarka Caalamiga ah Muqdisho oo lagu soo xiray Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya 2026 Muqdisho, 23 Sebteembar 2026 — Magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu soo xiray Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya (CHF 2026), kaas oo diiradda lagu saaray diyaar-garowga saameynta laga filayo Super El Niño…
1 daqiiqo Sheeko:Gargaarka Caalamiga ah Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed iyo Madaxa WFP Soomaaliya oo ka wada hadlay dardargelinta gargaarka Koonfur Galbeed Baydhabo, 22 Sebtembar 2026: Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Xarunta Madaxtooyada Baydhabo ku qaabilay Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cunnada Adduunka (WFP) ee…
2 daqiiqo Sheeko:Gargaarka Caalamiga ah Pope-ka Kaniisadda Kaatooliga ah oo ku baaqay in la taageero Soomaaliya, isagoo walaac ka muujiyay xaaladda bani’aadannimo Pope-ka kaniisadda kaatooligga ah Pope Leo XIV ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaaladda bani’aadannimo ee ka jirta qeybo ka mid ah Soomaaliya, isagoo ku baaqay in bulshada caalamku si degdeg ah uga jawaabto baahiyaha sii kordhaya ee shacabka Soomaaliyeed.
2 daqiiqo Sheeko:Gargaarka Caalamiga ah CARE oo Ka Digtay Khatarta Macaluul iyo Xiritaanka Xarumo Caafimaad oo Dalka Ku Yaalla Hay’adda gargaarka caalamiga ah ee CARE ayaa soo saartay digniin culus oo ku saabsan xaaladda bini’aadannimo ee Soomaaliya, iyadoo sheegtay in hoos-u-dhaca ku yimid dhaqaalaha gargaarka uu sababay in la…
3 daqiiqo Sheeko:Gargaarka Caalamiga ah 6 Milyan oo Soomaali ah oo Wajahaya Gaajo Ba’an, WFP oo Digniin Soo Saartay Iyadoo Soomaaliya ay wajahayo abaar sii xoogeysanaysa iyo xaalad cunto-yari oo saameysay malaayiin qof, Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac iyo Wasiirka Boqortooyada Midowday u qaabilsan Horumarinta iyo Afrika,…
2 daqiiqo Sheeko:Gargaarka Caalamiga ah UNICEF Oo Ka Digtay In Ka Badan 600 Oo Xarumo Oo Caafimaad Ay Halis Ugu Jiraan Inay Xirmaan Soomaaliya Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Carruurta ee UNICEF ayaa ka digtay dhibaato xooggan oo ku soo fool leh qaybta caafimaadka Soomaaliya, ka dib markii 205 xarumood oo caafimaad iyo nafaqo…
3 daqiiqo Sheeko:Gargaarka Caalamiga ah WFP Oo Shaacisay In 6 Milyan Oo Soomaali Ah Ay Wajahayaan Cunto-Yari Ba’an Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) ayaa ka digay in lix milyan oo qof oo Soomaaliyeed ay wajahayaan cunto-yari ba’an, xilli ay si weyn hoos ugu dhacday maalgelinta loo…
3 daqiiqo Sheeko:Gargaarka Caalamiga ah Garaadka Macmalka ah oo Soomaaliya ka Caawinaya Saadaalinta Meelaha Gaajadu ku Fidi Karto MUQDISHO, Soomaaliya — Garaadka macmalka ah (AI) ayaa loo adeegsanayaa si loo saadaaliyo deegaannada ay khatarta gaajo iyo nafaqo-darro ka sii dari karto, iyadoo hay’adaha gargaarku ay doonayaan inay tallaabo…
3 daqiiqo Sheeko:Gargaarka Caalamiga ah Qaramada Midoobay oo ka digtay Colaadaha Beelaha iyo Cudurka Daacuunka oo ku sii faafaya Galbeedka Suudaan Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in colaadaha u dhexeeya beelaha ku nool galbeedka Suudaan oo ay ku biireen dagaallada hubeysan iyo faafitaanka cudurka daacuunka, taasoo sii xumeysay xaaladda bani’aadannimo ee gobollada Darfur iyo Kordofan.
2 daqiiqo Sheeko:Gargaarka Caalamiga ah Dagaalka gobolka Dhexe oo halis geliyay nolosha 45 milyan oo qof Dagaalka ka socda gobolka Bariga Dhexe, oo durba saamayn xooggan ku yeeshay silsiladaha sahayda caalamiga ah, ayaa hadda sababay halis weyn oo gaajo ah oo soo food saartay malaayiin qof.