4 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Magacaabista Mungaab ee Gobolka Banaadir – Ma Fursad Cusub mise ku celiska ciyaar hore? Xalay fiidkii waxaa si rasmi ah mar kale loo magacaabay Xasan Maxamed Xuseen (Mungaab) in uu noqdo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho. Sida lagu baahiyay faafinta rasmiga ah…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Waa kuwee dadka aan loo baahnayn inay ku dhex milmaan khilaafyada Siyaasadeed? Soomaaliya oo ka soo kabanaysa burbur dowladnimo iyo colaado sokeeye oo muddo dheer socday ayaa weli la daalaa-dhacaysa xasillooni-darro siyaasadeed iyo kala aragti duwanaasho mararka qaar carqalad ku noqda horu-socadka…
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog dhibaatada ay faragelinta shisheeye ku hayso siyaasadda iyo madax-bannaanida qaranka Soomaaliya Soomaaliya waxay muddo dheer wajahaysay dhibaatooyin siyaasadeed, dhaqaale, iyo amni oo intooda badan ka dhashay burburkii dowladnimo sanadkii 1991 iyo colaadihii sokeeye ee xigay, waxaana Intii lagu jiray xilliyadaas adag…
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Sooyaalka hannaanka doorashada dunida iyo noocyadeeda Guddiga doorashooyinka Soomaaliya ayaa wada diiwaangelinta dadweynaha codbixiyaasha ka noqan doona doorasho qof iyo cod ah oo dowladda ay horay u sheegtay inay bartamaha sanadkan iyo midka soo socda billowgii…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Taariikhda horay ma u dhacday in ciidamo nabad ilaalin ahi ay dal boqolkiiba boqol nabad ka dhigeen ?. Howlgallada nabad ilaalinta ah ee dunida casriga ahi waxay billowdeen sanadkii 1948-dii, xilligaas oo carabta iyo maamulka Israa’iil oo ay dagaallo ka dhex qarxeen ay Qaramada Midoobay u dirtay ciidamo…
4 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog, Saynis & Tiknooloji Starlink Soomaaliya: Xarko La’aan, Xad La’aan Soomaaliya waxa ay u muuqataa in ay qaadayso tallaabo weyn oo dhanka horumarinta isgaarsiinta ah, kadib markii la shaaciyay in dalka laga hirgelinayo adeegga internet-ka ee Starlink — adeeg casri…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Warbixin xariirka ka dhexeeya caafimaadka iyo cuntooyinka wadniga ah Ku tiirsanaanta cuntooyinka wadniga ah iyo wax soo saarka gudaha waxaa ku jira 3 faa’iido oo waaweyn kuwaas oo kala ah; mid dhaqaale, mid caafimaad, iyo nabad-gelyo. Ugu horreyn dalagyada…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Maxaa Ka taqaan Suugaanta Lagu Madadaasho maalmaha ciidda? Inta lagu jiro maalmaha farxadda iyo rayn raynta leh ee ciidda ka sokow damaashaadka, dabbaaldegyada iyo dalxiiska waxaa jirta suugaan laysku madadaaliyo dharaarahaas, oo inta badan bulshadu ay dhageystaan. Waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Maxay ka dhigan tahay gogoshada Madaxweyne Xasan Sheekh u Fidinayo Siyaasiyiinta iyo Hoggaamiyaasha Bulshada? Muqdisho – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay gogol ay isugu imaanayaan siyaasiyiinta iyo hoggaamiyaasha bulshada si looga arrinsado dagaalka ka dhanka ah Shabaab iyo dhismaha dawladnimo casri…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Warbixin: Guulaha Dowladda ee Dagaalka ka socda Shabeellaha Dhexe iyo xeeladaha cusub ee kooxda Bishaan Ramadan bilowgeedii, dagaalyahanno ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa weerar abaabulan kusoo qaaday gobolka Shabeellaha Dhexe. Si degdeg ah ayay ciidamada qalabka sida ee dowladda Soomaaliya oo kaashanaya saaxiibada caalamiga…