Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa socdaal istiraatiiji ah ku maraya dalalka Uganda, Jabuuti, iyo Kenya, kuwaas oo ciidamo ka joogaan Soomaaliya, isla markaana qeyb weyn ka ah howlgalka kala guurka ah ee ATMIS (African Union Transition Mission in Somalia).