Howl-galkii Rajo-dhiska Amniga iyo Nabad-gelyada Magaalada Xarardheere oo Mira-dhalay Magaalada Xarardheere waxay 500 oo KM fogaan ahaan u jirtaa magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, waxeyna kaalimaha hore kaga jirtaa magaalooyinka caanka ku ah xadaaradda oo ay ku noolyihiin bulsho ilbax ah. 4 daqiiqo
2 daqiiqo Garsoorka Dalka oo Soo Kabanaya iyo Caqabadaha uu Wajahayo Xilligaan Sanadkii 1991-dii markii ay burburtay Xukuumaddii dhexe ee dalku waxaa meesha dhammaan laamihii dowladda iyo hay’adihii kala duwanaa ee dadweynaha u adeegi jirey, balse wixii ka dambeeyay 2000,waxaa socday dib u dhis
2 daqiiqo Itoobiya Miyey Cabta Saartay Waddadii Burburka iyo Xaaladda Adag ee Abiy Wixii ka dambeeyay sanadkii 2015 waxaa gudaha dalka Itoobiya ka socday qalalaaso, dibadbaxyo waaweyn, iyo dagaallo ay wadaan jamhado iyo qowmiyado ka caraysan hab maamulka dalkaas.
1 daqiiqo Hanti-dhowraha Qaranka oo Furay Shirka Xafiisyada Hanti-dhowrka Dowlad Goleedyada Hanti-dhowraha guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Guutaale ayaa Muqdisho ka furay.
3 daqiiqo Wax Ka Ogow Taariikhda Madaxweyneyaashii Ku Dhintay Shilalka Diyaaraha Waxaa dalka Iiraan iyo guud ahaan dunida ka taagan murugo iyo naxdin ka dhashay dhimashada madaxweynihii dalka Iiraan Ebrahim Raisi iyo wasiirkiisii arrimaha dibadda oo la xaqiijiyay inay shil diyaaradeed oo ka dhacay bariga dalkaas ku geeriyoodeen.
3 daqiiqo Maqaal: Wax Aadan Muteysan Musuq Haku Raadin Hay’adaha dowladda gaar ahaan miisaska ay laamaha garsoorku ku shaqeeyaan waxaa si xoog leh uga socda boqolaal dacwadood oo la xariira boob iyo wax isdaba-marin ay shaqsiyaad kala duwani hantida dadweynaha u gaysteen.
6 daqiiqo Maqaal: Arooskii Tacsida Isku Bedelay iyo Murugtii Taariikhda u Gashay Qoyska Axmed wuxuu ka tirsanaa ciidanka booliska ee dalkaasi Kuwait, gaar ahaan qeybta baaritaanka fal-dambiyeedyada, da’diisuna waxay ahayd 23 sanadood, ka hor inta aysan soo yeerin dhacdada aadka ugu murugta badan ee soo wajahday.
5 daqiiqo Maqaal: Qiyaano Qofkii Sameeya Isagaa u Oqaalan, Wax Ka Ogow Shirqoolkii Lamaahu Maleegeen Sida dabeeciga ah dhagarta iyo hagar-daamadu inkastoo ay ruuxii lala maago waxyeello u gaysato, kol kolna uu ka badbaado oo Eebbe ka shartiro, waxaa hubaal ah in kii maleegay oo uu maalin uun mireheeda guran doono.
3 daqiiqo Maqaal: Waxyeelada Caafimaad ee Ka Dhalan Karta Roobka iyo Sida Ugu Haboon ee Looga Hortago Dadka magaalada muqdisho ku nooli waxay dharaaro ka hor la daalaa-dhacayeen huur ba’an iyo heerkulka oo halkii ugu sareeysay gaaray, balse waxaa saacadihii la soo dhaafay u ka da’ay roob lagu diirsaday oo bedelay cimiladii kuleelka.
7 daqiiqo Dadka uu Dilo Ayuu Maqaarkooda Dharka Ka Sameysan Jiray, Waa Sheeko Xiiso Leh Edwad jiin wuxuu ku dhashay magaalo lagu magaacaabo lagroos oo ka tirsan gobolka wiskonsiin ee dalka maraykanka sanadkii 1906. Wuxuu ahaa da’dii labaad ee ay isku dhaleen agoosto jiin iyo jowrajiin oo ahaa labadiisa waalid.