1 daqiiqo Sheeko:TAARIIKH NOLOLEED Kumuu ahaa Cabdulqaadir Xaaji Maxamuud Luga Dheere ? Allaha u naxariistee waxaa la xaqiijiyay geerida Cabdulqaadir Xaaji Maxamed oo ahaa madaxweyne ku xegeenkii labaad ee dowlad goboleedka Jubbaland, kaas oo goor dhoweyd ku geeriyooday magaalada Nairobi ee caasimadda…
2 daqiiqo Sheeko:TAARIIKH NOLOLEED, URURKA MIDOWGA AFRIKA Taariikh nololeedka Janeraal Maxamed Xirsi Moorgan Allaha u naxariistee waxaa Saacado ka hor magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ku geeriyooday Janeraal Maxamed Siciid Xirsi Moorgan oo ka tirsanaa saraakiishii hore ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed,…
2 daqiiqo Sheeko:TAARIIKH NOLOLEED Janaraal Morgan oo geeriyooday Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 28-ka May 2025 la soo wariyay geerida Janaraal Maxamed Siciid (Morgan), oo ku geeriyooday magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya. Janaraal Morgan wuxuu ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:TAARIIKH NOLOLEED Janeraal Axmed Suleymaan Dafle oo kamid ahaa shantii golaha sare ee kacaanka oo geeriyooday Sarreeye-guuto, Axmed Saleebaan Cabdalle (Dafle) oo kamid ka ahaa shantii Golaha-sare ee dowladdii kacaanka, sidoo kale ahaa asaasihii Hey’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NSS ayaa geeryooday caawa sida ehelkiisu…
2 daqiiqo Sheeko:TAARIIKH NOLOLEED Sooyaalkii Luul Jaylaani Allaha u naxariisree Allaha u naxariistee waxaa saacado ka hor magaalada minnesoto ee dallka mareykan ku geeriyooday Fannaanaddii weynayd ee Luul Jaeylaani Cali oo sidoo kale kamid ahayd Jillaayaashii riwaayadaha ee loogu jeclaa barisamaadkii.
2 daqiiqo Sheeko:TAARIIKH NOLOLEED Maxaa lagu xasuustaa Shiikh Muuse cadde ? Allaha u naxariistee waxaa dhowaan dalka Neterland ku geeriyooday Shiikh muuse Shiikh Nuur Shiikh Muuse Ibraahim (Shiikh cadde) oo ka mid ahaa culumada waaweyn ee Soomaaliyeed, islamarkaana muddo dheer ku howlanaa faafinta diinta Islaamka
2 daqiiqo Sheeko:TAARIIKH NOLOLEED Taariikh nololeedkii Senator Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) AUN Allaha unaxariistee waxaa dhowaan dalka Turkiga ku geeriyooday Senator Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) oo ahaa xubin ka tirsan golaha aqalka sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, islamarkaana hore u soo noqday madaxweyne ku xegeenka dowlad goboleedka Puntland.
2 daqiiqo Sheeko:TAARIIKH NOLOLEED Sooyaalkii Aqoonyahan Maxamed Cabdullaahi Riiraash AUN Allaha u naxariistee waxaa xalay magaalada Hargeysa ku geeriyooday qoraagii weynaa ee Maxamed Cabdullaali Riiraash oo sidoo kale ahaa suugaanyahan dhaqanka iyo taariikhda Soomaalida muddo dheer aruurinayay.
2 daqiiqo Sheeko:TAARIIKH NOLOLEED Akhriso taariikh nololeedka: Axmed Siilaanyo Madaxweynihii hore ee Somaliland ee caawa geeriyooday? Allah haw naxariistee Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa ku geeriyooday Hargeysa sida ay xaqiijiyeen ehelkiisa.
3 daqiiqo Sheeko:TAARIIKH NOLOLEED Sooyaalkii iyo Suugaantii Abwaan Sugaal Cabdulle Cumar Allaha u naxariistee waxaa qarax ka dhacay maqaayad ku taalla aagga iskool buluusiya ku geeriyooday Abwaan Sugaal Cumar oo kamid ahaa hoollada qaranka waaberi iyo kooxda heegan ee Ciidanka booliska Soomaaliyeed.