Muxuu Ku Saabsanaa Heshiiska Soomaaliya iyo Turkiga ee Golaha Wasiirradu ay Meelmariyeen? Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa ansixiyey Heshiis Iskaashi ee u dhaxeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga 1 daqiiqo