1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Soomaaliya oo Ka Qayb Gashay Shirka Horumarinta Caafimaadka Afrika Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda federalka Soomaaliya Dr; Maxamed Xasan Maxamed, ayaa dalka Tansaaniya kaga qeyb galay shir looga hadlayay horumarinta Caafimaadka Afrika , waxaana qeyb…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Itoobiya oo Dagaalamayaal Ka Tirsan Al-shabaab Kusoo Bandhigtay Aadis Ababa Dowladda Itoobiya ayaa magaalada Addis Ababa kusoo bandhigtay tiro dagaalamayaal ah, kuwaas oo ay sheegtay in lagu qabtay dagaalka Al-shabaab ay ku qaadeen dalkaas, kaas oo markii ugu horeysay ka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Akhriso: Wararkii Ugu Dambeeyay Doorashada Kenya oo Musharraxiintu Isku Dhowyihiin Guddiga doorashooyinka madaxbannaan ee dalka Kenya ayaa weli wada tirinta codadka doorashada madaxweynaha, ku dhawaad kala bar codadkii la dhiibtay ee doorashadii dhacday ayaa la tiriyay, labada musharrax ee ugu…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ergayga Gurmadka iyo Xoghaya Jaamacadda Carabta oo Kawada Hadlay Abaaraha Ergayga arrimaha Abaaraha u qaabilsan madaxweynaha Jamhuuriyadda xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ku sugan magaalada Jidah ee dalka Boqortooyada Sucuudiga ayaa kulan la qaatay Xoghaya Ururka Jaamacadda Carab Xuseen Ibraahim…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Trump Gurigiisa oo FBI-du Ka Heshay Dokumentiyo Sir ah Hay’adda FBI-da Maraykanka ayaa ka heshay guriga madaxweynihii hore ee dalkaas Donald Trump, dokumentiyo lagu calaamadiyey inay yihiin “Sir Qaran” oo loo ogol yahay inay arki karaan oo keliya dad…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Akhriso: Natiijooyinka Hordhaca ah Ee Doorashada Kenya iyo Waqtiga Lagu Dhawaaqayo Shacabka dalka Kenya kuwooda jooga dalka iyo dibadda ayaa u dhagtaaya ogaashiyaha madaxweynaha dalka xukmi doona shanta sano ee soo socota, kadib doorashada oo soo idlaatay ayna socoto tirinta codadka,…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ergayga Gurmadka Abaaraha iyo Suldaanka Dawladda Cumaan oo Kulmay Ergayga gaarka ah ee gurmadka abaaraha Mudane, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa dhanbaal qoraal ah oo uu ka siday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyaa, Mudane Xasan Sheekh oo ku aadan gurmadka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maraykanka oo 127 Milion oo Dollar Ugu Deeqay Abaaraha Ka jira Qaaradda Afrika Sarkaal sare oo ka tirsan Dawladda Maraykanka ayaa sheegay in sare u kaca ku yimi cuntada adduunka uu saameeyey dalalka Afrika ee saxaraha ka hooseeya, iyada oo sare u kaca…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowlad Deegaanka oo Sheegtay in Al-shabaab 800 Looga Dilay Dagaalladii Dhacay Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Mustafe Maxamed Cumar Cagjar ayaa sheegay in dagaalamayaasha Al-shabaab dagaalladii ay la galeen uga dileen 800 oo ka tirsan Shabaabka, kadib dagaaladdii ugu dameeyay ee dhacay,…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Soomaaliya iyo Uganda oo Kawada Hadlay Xoojinta iyo Iskaashiga Amniga Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga xukuumadda federalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo safar ku jooga Uganda ayaa kulan la qaatay dhigiisa dalkaas, Dr. Crispus Kiyonga, iyagoo kawada haday arrimo dhowr ah ku…