2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Isaias Afwerki Oo Gaaray Adis Ababa Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa gaaray maanta oo Sabti ah Caasimadda Itoobiya ee Adis Ababa, waana booqashadii ugu horreysay oo ceynkaan ah muddo laga joogo 20 sano ka dib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shir Madaxeedka Nato Oo ka Furmaya Maanta Brussels Waxaa maanta lagu wadaa in uu ka furmo magaalada Brussels ee caasimadda Belgium-ka shir madaxeedka ururka Nato waxaa uuna socon doonaa muddo saddex maalin ah. Shir madaxeedkan ayaa waxaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xiisad Ka Taagan Badda Yar Ee Edward Ugu yaraan 12 kalluumeysato ah ayaa dhimatay, halka la weysanyahay12 kale ka dib markii iska horumaad xooggan oo u dhaxeeya Ugandha iyo Congo uu ka dhacay badda yare e lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Midowga Yurub Oo Soo Dhoweeyay Heshiiska Ay Kala Saxiixdeen Itoobiya Iyo Eritrea Midowga Yurub ayaa soo dhoweeyay heshiiskii nabadeed oo ay kala saxiixdeen Itoobiya iyo Eritrea, kaasi oo lagu dhameynayay muranka u dhaxeya labada dhinac. Ergeyga u qaabilsan Midowga Yurub siyaasadda arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Bog Cusub Oo U Furmay Xiriirka Itoobiya Iyo Eritrea Ra’iisulwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa maanta oo isniin ah Magaalada Asmara waxa ay kula saxiixdeen heshiis lagu magacaabo heshiiska Asmara, kaasi oo lagu daahfurayo bog…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka IGAD Oo Bogaadisay Abiy Axmed Hay’adda horumarinta bariga Afrika ee” IGAD” ayaa bogaadisay ra’iisulwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed hoggaankiisa suuban iyo geesinimadiisa uu ku dhiiraday in dalkiisa uu la sameeyo xiriir Eritrea. Shalay oo Axad aheyd…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 9 Ka Mid Ah Ciidamada Booliska Tunisia Oo Lagu Dilay Weerar Wakaaladda wararka ee Tunisia ayaa sheegtay in la dilay 9 ka mid ah ciidamada ilaalada qaranka maanta oo Axad ah ka dib markii lagu qaaday weerar argigixiso oo ka dhacay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Abiy Oo Axadda Booqanaya Asmara Ra’iisulwasaaraha Itoobiya Dr Abiy Axmed ayaa booqanaya beri oo Axad ah Eritrea sida laga soo xigtay mas’uuliyiin ka tirsan xukuumadda Eritrea. Dowladda Eritrea ayaa isku diyaarisay soo dhoweynta waxaana waddooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Turkiga Oo Macsalaameynaya Ra’iisulwasaarahoodii Ugu Dambeeyay Iyada oo waddanka Turkiga uu u guuray dhaqan gelinta xukunka Madaxweynaha, hadana ra’iisulwasaaraha hadda talada haya Binali Yıldırım waxaa uu noqonayaa ra’iisulwasaarihii ugu dambeeyay oo soo mara dalkaasi. Turkiga waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Eritrea Iyo Imaaraadka Oo Ka Wadahadlay Xiriirkooda Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa booqday Imaaraadka Carabta isaga oo halkaasi kula kulmay dhaxal sugaha Abu Dhabi Mohammed bin Zayed Al Nahyan. Imaaraadka ayaa maamula Saldhig Milatari oo ku yaalla…