1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shir Madaxeedkii Ugu Horreeyay Ee Trump Iyo Putin Oo ka Dhacaya Finland Moscow iyo Washington ayaa ku heshiiyay in shir madaxeed loo qabto Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin kaasi oo lagu qabanayo waddan saddexaad. Hadalkan ayaa yimid ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Itoobiya: Abiy Oo Addis Ababa Ku Soo Dhoweeyay Wafdi Ka Socda Eritrea Wafdi ka socda dalka Eritrea ayaa ka soo degay garoonka Bole Airport ee Addis Ababa. Ra’iisulwasaare Abiy Axmed ayaa uga hortagay wafdiga garoonka isagoo si diiran u soo dhoweeyay .…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Addis Ababa: 4 Qof Oo Ku Dhimatay Qarax Lala Eegtay Dibad-bax Uu Joogay Abiy Axmed Ugu yaraan 4 qof oo Itoobiyaan ah ayaa ku dhimatay, halka tiro kalana ay ku dhaawacmeen ka dib qarax lala eegtay dibad bax uu ka Khudbeynayay Ra’iisulwasaaraha Itoobiya ee caasimadda…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka ALbashiir Oo Dhexdhexaadinaya Kiir Iyo Machar Wadahadalladii nabadeed ee u dhaxeeyay Madaxweynaha Koofurta Suudaan Salva Kiir iyo hogaamiyaha Fallaagada Riek Machar ee Addis Ababa ayaa ku dhamaaday heshiis la’aan, balse waxaa la filyaa inay mar kale…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Galbeedka Afghanistan Oo Lagu Dilay 30 Askari Gudoomiyaha gobolka Badghis ee Afghanistan ayaa sheegay in dhaqdhaqaaqa Taliban ay dileen 30 askari oo ka tirsan ciidamada ammaanka ayna la wareegeen saldhigga militariga ee gobolka, kaasi oo ku yaalla…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Jasiiradda Sumatra Oo Lagu La’yahay 180 Qof Ugu yaraan 180 qof ayaa la la’yahay ka dib markii doon dalxiis oo ay saarnaayeen ku maashootay Jasiiradda Sumatra ee cariga Indonesia, sida ay tilmaamayaan tiro koobyo ay sameysay xukuumadda.…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Machar Oo La Kulmaya Salva Kiir Mucaaradka hubeysan ee dowladda Koofurta Suudaan ayaa sheegay in hoggaamiyahooda Riek Machar uu ka soo duulay dalka Koofur Afrika isaga oo ku jeeda magaalada Adis-ababa ee caasimadda Itoobiya,si loogu gogol…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Akhriso: Ajendayaasha Looga Hadli Doono Shir Madaxeedka Midowga Afrika Ee Nouakchott Xukuumadda Mauritania ayaa sheegtay in hoggaamiyeyaasha 30 dal ee qaaradda Afrika ay sheegeen in ay ka qeyb-galayaan shir-madaxeedka qaaradda Afrika, kaasi oo lagu qabanayo 30-ka bishan June magaalada Nouakchott. Afhayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Salaan Taariikhi Ah Oo Dhexmartay Trump Iyo Kim Jong-un Bilowga Shirmadaxeedka Singpore Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la kulmaya hoggaamiyaha Kuuriyada waqooyi , kuwaasi oo isku arkaya shir-madaxeed Taariikhi ah oo aan horay u dhicin ayna Martigalineyso Singapore. Kulankan ayaa waxaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Eritrea Oo Siideysay 37 Kalluumeysato Yemaniyiin Ah Xukuumadda Yeman ayaa sheegtay in madaxda Eritrea ay soo daayeen 37 kalluumeysato Yemaniyiin ah kuwaasi oo ay qabsadeen waqti hore xilli ay ka kalluumeysanayeen biyaha baddeeda. Wasiirka Kheyraadka badda ee…