2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qaramada Midoobay Iyo Mareykanka Oo Dalbanaya In Baaritaan Lagu Sameeyo Duqeyn Isbaheysiga Sacuudiga Ay Ka Geysteen Sa’dah Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa dalbaday in la furo baaritaan Madax-banaan kaasi oo lagu sameynayo duqeyn Cirka ah oo ay ka qeysteen gudaha Yeman Ciidamada Isbaheysiga oo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisulwasaaraha Ingiriiska Oo Si Aad Ah Loogu Dhaliilay Baraha Bulshada Ra’isul-wasaaraha Ingiriiska “Thersesa May” ayaa mowjado jeesjees ah kala kulantay Barta Twitter-ka kadib markii laga falceliyay sida ay u salaantay Prince William oo ay u jilba jabsatay, munaasabadda dabaaldagga 100 sano guuradii Amiens ee…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hay’adda kormeerka Nabadgelyada Koofurta Suudaan Oo Ugu Baaqday Dhinacyada In Ay joogteeyaan Heshiiskii Qeybsiga Awoodaha Hay’adda kor meerka iyo qiimeynta heshiisyada nabadgelyada ee raacsan hay’adda horumarinta dowladaha bariga Afrika ee IGAD ayaa ugu baaqday dowladda Koofurta Suudaan iyo Mucaaradka in ay joojteeyaan heshiiskii qeybsiga awoodaha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Abiy Axmed Oo Ku Baaqay In Si Degdeg Ah Loo Soo Afjaro Rabshadaha Gobolka DDSI Ra’iisulwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa cambaareeyay rabshadaha ka dhacay gobolka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya maalmihii ugu dambeeyay kuwaasi oo lagu burburiyay hanta badan, isaga oo ku baaqay in si dhaqso ah…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Diyaaraddii Ugu Horreysay Oo Ay Leedahay Eritrea Oo Cago Dhigaty Adis Ababa Muddo 20 Sano Ka Dib Ah Shirkadda Duulimaadka Eritrea ayaa maanta bilowday safarkeedii ugu horreeyay oo ay ku tagto Magaalada Adis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya muddo laga joogo 20 sano oo labada dal uu go’naa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Jubba Oo Iska Fogeysay In Baasa Boor Diblomaasi Ah Ay Siisay Madaxweynihii Hore Ee Afrikada Dhexe Madaxda dowladda Koofurta Suudaan ayaa iska fogeeyay Jimcadii in ay siiyeen boosa boor diblomaasi ah Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Afrikada dhexe François Bozizé, kaasi oo wajaha cunno qabateyn ay saartay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Itoobiya Oo Dhexdhexaadineysa Eritrea Iyo Djibouti Itoobiya ayaa u istaageysa horumarinta kaalinta weyn ee howlaha wadahadalka socda kaasi oo lagu soo celinayo xiriirka labada dowladood ee Eritrea iyo Djibouti oo deriskeeda ah sida ay xaqiijiyeen ilo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasiir Maxamed Oo Booqasho Uga Bilaabatay Rwanda Iyo Kenya Wasiirka arrimaha dibadda Suudaan Maxamed Axmed ayay booqasho uga bilaabatay wadamada Kenya iyo Rwanda, waxaa uuna la kulmayaa inta uu ku guda jiro booqashada Madaxweynayaasha labada dal. War Murtiyeed ka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Abiy Oo Carabta Ku Yiri : Carabiga Nabara Diinta Islaamka Oo Saxda Ah Ayaa Idin Bareynaa Ra’iisulwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa ka dalbaday dhaxal Sugaha Abu Dubai Mohammed bin Zayed in ay baraan Luqadda Carabiga si Itoobiya ay diinta u barto dalalka Carabta ah. Abiy ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Robert Mugabe: Uma Codeyn Doono Qof Talada Dalka Kula Wareegay Si Aan Sharci Aheyn Madaxweynihii hore ee dalka Zambabwe Robert Mugabe ayaa sheegay in uusan u codeyn doonin qof xukunka dalka kula wareegay waddo aan sharci aheyn, isaga oo farta ku fiiqay madaxweynaha hadda…