1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Tillerson Oo Booqasho Uga Bilaabaneysa Africa Xoghaya arrimiha dibadda mareykanka Rex W. Tillerson ayaa la filayaa in maanta uu booqasho rasmi ah uu ku yimaado qaaradda Africa. Wadamada uu tagayo xoghayuhu waxaa ka mid ah Chad, Djibouti,…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasiirka Arrimaha Dibadda Faransiiska Oo La Kulmay Madaxda Iran Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Faransiiska Jean-Yves Le Drian ayaa maanta oo Isniin ah la kulmay Xoghayaha Guud ee Golaha Amniga Qaranka Iran Cali Shamqaani. Labadan mas’uul ayaa waxa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Suudaan Oo Safiirkeeda Dib Ugu Celineysa Qaahira Wasaaradda arrimaha dibadda Suudaan ayaa sheegtay in safiirkii u fadhiyey magaalada Qaahira ee caasimadda Masar uu dib ugu laaban doono dalkaas, ka dib markii ay xukuumadda Khartuum ay u yeertay…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Baarlamaanka Itoobiya Oo Ansixiyey Xaaladdii Degdegga Ahayd Ee La Soo Rogey Xaaladdii degdegga ahayd ee lagu soo rogey dalka Itoobiya ayaa shalay cod loo qaaday. Si go’aanka dawladdu u dhaqangalo, waxa shari ahaan waajib ah in 2/3 kamid ah Baarlamaanka waddankaasi…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Djibouti Oo DP World Kala Noqotay Dekaddii, Kuna Sheegtay Heshiiska Caddaalad Darro Dawladda Djibouti ayaa khamiistii dhawayd ee 22-ka bisha Febraayo si xoog ah kula wareegtey dekadda Doraleh ee ay gacanta ku haysey shirkadda laga leeyahay Dubai ee DP World. Bayaan laga…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Soomaaliya Oo Kaalinteedii Waddanka Adduunka Ugu Musuqa Badan Xajisatey Shalay ayaa ay hay’adda “Tranparency International” soo saartay warbixinteedii sannadlaha ahayd ee musuqmaasuqa adduunka iyo kaalinta uu waddan kasta kaga jiro liiska. Cabbirkan (index) waxa uu xog ka raadiyaa musuqmaasuqa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciidamo Daacad U Ah Dowladda Siiriya Oo Gudaha U Galay Magaalda Afrin Ciidamo daacad u ah dowladda Siiriya ayaa gudaha u galay magaalada Afrin, oo ay gacanta ku hayaan kooxaha Kurdiyiinta, waxaana laga cabsi qabaa halkaasi in uu ka dhaco iska hor-imaad…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Isreal Oo Masar U dhoofinaysa Gaas Shirkadda waddanka Israel laga leeyahay ee Delek Drilling ayaa ku dhawaaqday in ay waddanka Masar u dhoofin doonto $15 bilyan oo u dhiganta gaaska dabiiciga ah. Heshiiskan ballaaran ayaa noqonaya…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruushka Oo Iska Fogeeyey In Uu Faragaliyey Doorashooyinkii Mareykanka Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka Sergey Lavrov ayaa sheegay in Washington aysan u heysan wax caddeyn ah in Ruushka uu faragaliyey doorashooyinkii madaxtinnimo ee Mareykanka ka dhacay sanadkii hore. Sergey Lavrov…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Netanyahu: Iran Waxay Qalqal-gelineysaa Adduunka Ra’iisulwasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa weerar kulul ku qaaday Iran, isaga oo ku tilmaamay in aduunka ay qalqal-gelineyso. Hadalkani ayuu ra’iisulwasaaruhu ka sheegay kalimad uu ka jeediyey shirka amniga ee…