1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maraykanka: Waannu ka soo Horjeednaa Xaaladda Degdegga ah ee Ethiopia ku Dhawaaqday Bayaan ka soo baxay safaaradda Maraykanku ku leeyahay waddanka Ethiopia ayaa lagu sheegay in dawladda Maraykanku ay ka soo horjeedo xaaladda degdegga ah ee Golaha Wasiirada Ethiopia ku soo rogeen…
9 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ethiopia Xaggay ku Danbayn Doontaa? Dhaqdhaqaaqa dibadbaxyada ka socda Ethiopia waa mid ka mid ah khilaafyada ugu saamaynta badan qaaradda waxa uuna [dhaqdhaqaaqaasi] awood u leeyahay in uu wax ka beddelo siyaasadda Maraykanka ee Geeska…
8 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Cimilada Siyaasadeed ee Afrika: Sideen u Akhrinaynaa Xil-ka-tegista Isxigxigtay ee Madaxda “aan la loodin jirin”? Afrika. Qaarad laga fidiyay in ay tusaale manhajeed u tahay dibudhaca iyo cawaannimada. Qaarad laga rumaysan yahay in ay summad u tahay saboolnimada iyo saqajaannimada. Qaarad laga faafiyay in aanay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sirdoonka Mareykanka Oo Ka Digaya Adeegsiga Telefoonnada Shirkadda Huawei Lix ka mid ah agaasimayaasha Wakaaladaha Sirdoonka Mareykanka ayaa uga digay muwaadiniinta Mareykanka in aysan adeegsan telefoonnada ay soo saarto shirkadda Huawei ee laga leeyahay dalka Shiinaha.Madaxda sirdoonka Mareykanka ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Libya: Soomaali Wax Ku Noqotay Gaari Tahriibayaal Saarnaayeen Oo Geddoomey Sida ay baahisey Wakaaladda Wararka ee Reuters, gaari ay ka buuxeen dad tahriibayaal ah oo Afrikaan ah ayaa maanta ku geddoomey waddanka Libya. Meesha uu shilkani ka dhacay ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka: Doorashada Labada Aqal Oo Looga Cabsi Qabo Faragelinta Ruushka Sida ay baahisey Wakaaladda Wararka ee Reuters, hoggaamiyayaasha hay’adaha sirdoonka Maraykanka ayaa talaadadii shalay ahayd ka digey in waddanka Ruushku uu isku dayi doono faragelinta doorashooyinka dhawaan ka dhici doona…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Isra’il Oo Wadahadalka Falastiin Ku Xirtay Sharuudo Adag Isra’il ayaa waxay sheegtay in aysan wadahadal la furi doonin Falastiin oo ay ku jirto kooxada Xamaas, haddii aysan xarakada Xamaas dhigin hubka isla markaana yasana aqoonsan dowlad Israa’iil .…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxkamadda Sare Ee Nigeria Oo 45 Boko Haram Ah Ku Riday Xukunno Xabsi Maxkamadda Sare ee Nigeria ayaa xukunno xabsi ah oo gaaraya 3-31 sano ku riday 45 qof oo lagu eedeynayo inay ka tirsanyihiin kooxda Boko Haram. Sida ay sheegayaan ilo dhanka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladaha Go’doomiyay Qatar Oo Sheegaya In ay Diyaar u Yihiin Xalinta Xiisaadda Wasiirada arrimaha dibadda ee dowladaha sheegta inay la dagaalamaan argigixisada oo kala ah Sacuudiga, Imaaraadka, Baxreyn iyo Masar ayaa waxay kulan ku yeesheen magaalada New York xilli halkaasi uu ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xiisadda Khaliijka: Erdogan Oo Sacuudiga iyo Kuwait Kala Hadlay Go’doominta Qatar Madaxweynaha Turkiga Rajab Tayyip Erdogan iyo amiirka Kuwait Sheikh Sabaax Al-Axmed Al-Jaabir ayaa waxay ka wada hadleen xiriirka laba geesoodka ah iyo waxyaabaha ka soo cusboonaaday gobolka Khaliijka. Wakaaladda wararka…